Maraykanka oo Koonfurta Somalia ku duqeeyey xubno ka tirsan Al-Shabaab

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya saaxiibadood Soomaaliya ay 2-dii bishan oo shalay ku beegneyd ay duqeyn ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe. Duqeynta ayaa lagu dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab, inkastoo aan la faahfaahin darajadiisa mana jirin wax khasaare ah oo soo gaaray dadka shacabka sida War … Continue reading Maraykanka oo Koonfurta Somalia ku duqeeyey xubno ka tirsan Al-Shabaab